Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania Marwo Samia Suluhu Hassan ayaa wadahadal ku yeeshay Madaxtooyada magaalada Dar Ee Salaam.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.