Roob ka da’ay Dhoobley oo saameeyn ku yeeshay dadka danyarta ah.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Roob xoogan ayaa tan iyo xaley ka da’ayay magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose kaas oo saameyn weyn ku yeeshay isku socodka gaadiidka iyo bulshada iyadoo islamar ahaantaana geystay khasaare hantiyaeed.

waxaa soo jeedinaya : – Mxamed Nuur.