Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha oo Digniino Kasoo Saartay Saameynta Roobabka Xilli Gu’ga.

0
79

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ee DFS ayaa digniin ka soo saartay saameynta iyo dhibaatooyinka ka dhallan kara Roobab aad u xooggan oo la filayo in 8-da maalmood ee soo socota ay ka da’aan magaalooyinka Beledweyne, Bu’aale, Garbahaarey iyo Baydhaba.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.