Xarunta howlgalka deg-degga ah ee Caafimaadka gobolka Banaadir oo xariga laga jaray.

0
91

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray xarunta howlgalka deg-degga ah ee Caafimaadka dadweynaha gobolka Banaadir.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.