Madaxweyne Guudlaawe oo Xariga ka jaray garoon Kubadda Cagta oo laga hirgeliyay Balcad.

0
42

Jowhar  ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha degmada Balcad mudane Qaasim Cali Nuur iyo Kuxigeenadisa Iyo shacabka degmada ayaa si diirran u soo dhaweeyay madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) . Oo Ay Socdaalkaysa Ku Wehliyaan Xildhibaan Qaran Cusmaan Maxamed Maxamuud ( Xadoole ) iyo Labada Gole Ee Dowladda Hirshabeelle.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.