Wasiir Xoosh oo kulamo kala duwan la yeeshay Madaxweynayaasha DG Galmudug, KG iyo Hirshabeelle

0
53

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta Caasimadda Muqdisho kulamo salaan iyo is-xogwareysi ah kula qaatay qaar ka tirsan Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada dalka.

Waxaa sooJeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.