Tababar ku saabsan doorashooyinka loo qabtay Suxufiyiinta Dhuusamareeb.

0
35

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababar ku saabsan tebinta warbixinada doorashooyinka ayaa magaalada Dhuusa mareeb looga daahfuray shan iyo labaatan Suxufiyiinta ka kala socday warbaahinada ka howlgala Magaaladaasi.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.