Wasiirka beeraha Soomaaliya oo dalka morocco uga qeyb galay shir looga Hadlayay kobcinta wax soo saarka Beeraha.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa dalka Morocco uga qaybgalay shirka meertada 33-aad ee Wasiirada Beeraha Qaaradda Afrika, kaas oo looga hadlay kobcinta wax soo saarka beeraha.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.