Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay shil baabuur oo ka dhacay Muqdisho.

0
53

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Faah Faahino dheraad ah ayaa ka soo baxay Khasaare ka dhashay shil Baabuur oo maanta ka dhacay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

Shilka ayaa dhacay ka dib Baabuur nuuca xamuulka qaada ah oo ku Fariin goostay wadada laamiga ah ee Afisiyooni, waxaana shilka ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.