Hirshabeelle oo fah faahin ka bixisay tirada tuulooyinka uu ku fatahay wabiga shabeelle.

0
50

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Sida lagu sheegay saadaasha hawada ee ugu dambeysay deegaanada iyo Degmooyinka Hirshabeelle ayaa waxaa ka curtay roobka gu,a.

Wasaaradda Gargaarka & Maareynta Musiibooyinka Hirshabelle, waxay uga digeysaa bulshada ku dhaqan deegaannadaas in ay ka taxadaraan, kana fogaadaan dooxyada, webiyada iyo meelaha biyo mareennada ah si looga fogaado khatar kasta oo iman karta.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.