Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inuu Turkigu bilaabayo qodista Shidaalka

0
45

JOwhar –( Radio Isnaay ) – Wasiirka Tamarta iyo kheyraadka dabiiciga ee dalka Türkiye, ayaa xaqiijiyay in goobo badan oo bada soomaaliya ay ka sameynayaan baaris shidaal ay qodi taanka bilaabi doonan sanadka 2025.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli AXmed.