Saldhig Boolis oo laga Hirgaliyay degmada Beergadiid Ee Gobolka Hiiran

0
113

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska gobolka Hiiraan Gaashanle Muuse Cabdi Xayuuke , Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo Siyaadda degmada Matabaan Ducaale Aadan Garaase ayaa si wada jir ah xariga uga jaray saldhiga booliska Magaalada Beergadiid.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.