Shir looga hadlayay Xaalufinta Deegaanka & Amniga oo lagu qabtay Ceergaabo.

0
84

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Ceergaabo ee Gobolka Sanaag ayaa lagu qabtay shir ay isugu yimaden gudoomiyaasha gobollada sanaag iyo halaan ee maamulka Puntland oo looga hadlayay amniga iyo xaalufinta dhirta.

waxaa soo jeedinaya : = Cabdiweli Axmed.