Jowhar – ( Radio Isnaay ) – masuuliiyinta Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa u istaagtay xal u helista dagaal beeleed dhowaan ka dhacay Magaalooyinka Diinsoor iyo Buurhakaba kaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac.
waxaa soo jeedinanay : – Cabdiweli Axmed.