Arday farsamada gacanta bartay oo tababar loogu soo xeray Qardho

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay -) – Hay’adda Horn Vision ayaa magaalada Qardho tababar 6 bilood ah ugu soo xirtay 100 arday oo iskugu jira wiilal iyo gabdho oo ka faa’iidaystay Mashruuca UPSHIFT.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.