Roobabka guga oo inta badan ka Curtay Gobolada dalka Soomaalliya

0
37

JOwhar – ( Radio Isnaay  ) – Roobabkii guga ayaa si rasmi ah uga curtay deegaanno badan oo dhaca gobollada Dalka Soomaaliya,kadib markii maalmihii u dambeeyay ay jireen xaalado daran oo dhanka kulaylka ah.

waxaa soo jeedinaya :> Cabdicasiis Xasan,