Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha Bangiga Adduunka.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka guud ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika iyo Madaxweynaha Bangiga Adduunka, xili uu soconayo shirka Xiliga gu’ga ee IMF iyo Bangiga Adduunka.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.