Xirfadda Dhar Tolista Oo shaqo abuur unoqtay dhalinyaro Jowhar ku nool.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinayarada Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka shabeellaha dhexe ayaa inta badan waxa ay ka cawdan shaqo yari soo wajahday halka qaarna ay sameystan xirfaddo ay islamarkana ay ku maraeyaan qoyskooda.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli AXmed.