Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir looga Hadlayay Amniga Caasimadda.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Benaadir oo looga hadalay dardar galinta tallaaabooyinka loo qaaday xaqiijinta amniga Caasimadda Muqdisho.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.