Gaadiidleyda Kismaayo oo lagu wargaliyay in ay bixiyan canshuurta Sanadlaha ah.

0
52

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland Mudane oo uu wehlinaayo Wasiir kuxigeenka Wasaarada Gadiidka iyo Duulista Hawada Jubbaland ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Wasaarada Maaliyadda Jubbaland waxaa lagu shaaciyey in maalinta sabtida ee inagu soo aadan la bilaabi doono hubinta sharciyada Gaadiidleyda iyo in ay u dhameystiran yihiin decumentiyada laga doonayo.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.