Wasaaradda Deegaanka Maamulka Puntland oo Digniin ka Soo Saartay Isbedelka Cimilada.

0
81

Jowhar – ( Radio Isnaay  ) – Wasaaradda deegaanka , daaqa iyo isbedelka cimilada maamulka puntland ayaa ugu digay bulshada ku nool deegaanada maamulkaasi in ay ka fogaadaan keymaha maadaama uu sii kordhay kuleyka taasine ay sababeen is bedelka cimilada.

Waxaa SooJeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.