Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo fursado ganacsi ka abuurtay iibinta Hilibka geela.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradan oo ku nool maagalada Baladweyne ayaa noloshooda ka Maareeyo iibinta hilibka geela iyagoo ku gancsado suuqa daarwiishta ee Baladweyne.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.