Xubnihii dhawaan loo magacaabay Golaha wasiiradda Soomaaliya oo maanta la dhaariyey.

0
83

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.