Jasiiradda Kooyaame oo kamid noqotay goobaha loogu dalxiiska badanyahay.

0
99

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Jasiiradda Kooyaame oo dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa u dalxiis taga dad aad u badan kuwaas oo intooda badan ka tagaan magaalada Kismaayo iyo dad ka yimaada Gobolada dalka si ay sawiro xasuus ugu soo galaan uguna dalxiis tagaan goobaha adka u bilicda qurxoon ee halkaas ku yaala.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.