Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo shir Caalami ah uga qeybgalay Belgium.

0
71

Jowhar – ( Radio Isnaay )-   Wasiirka wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium uga qaybgalay shirka caalamiga ah ee Global Gateway for Education.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.