Dhismaha waddada xiriirisa Jowhar iyo Garoonka diyaaradaha oo Maraya heer gabo gabo ah.

0
110

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa si habsami leh u socda dhismaha Wadada dheer ee xiriirisa Magaalada Jowhar & Garoonka Diyaaradaha ee Maxamed Dheere taasi oo uu dhagax dhigay madaxweynaha dowlad goboleed Hirshabeelle Cali Cabdullahi Xuseen Cali Guudlaawe.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.