Maamulka Degmada Jowhar oo bulshada ugu baaqay ineey ku dadaalaan Nadaafadda.

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha gollaha deegaanka degmada Jowhar Cusmaan Muqtaar Bareey ayaa sheegay in bulshada jowhar looga bahanyahay in ay ilaaliyan inta lagu gudi jiro xili roobaadka guga.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.