Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo maanta la wareegay xilka.

0
112

Jowhar ( Radio Isnaay ) –  Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah XFS Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xilka la wareegay, iyada oo uu ku wareejiyey Sii-hayihii ahna Wasiiru dowlaha Wasaaradda mudane Cali Cumar (Cali Balcad).

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.