Maamulka gobolka Hiiraan oo hambalyo udiray Ciidanka xoogga dalka.

0
83

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa  Ciidamada Xoogga dalka ugu Hambalyeeyay 64 Sano Guurada kasoo wareegtay aas aaskooda.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.