Wax garadka Dhabad Ee Galmudug oo Codsaday in loo dhiso gole deegaan.

0
80

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada ku nool magaalada Dhabad ee gobalka Galgaduud ayaa maamulka Galmudug ka codasaday in loo dhiso golaha Degmadaasi.

Degmad Dhabad ayaa ku nool qoysas isugu jira Beeraleey iyo Xoolo dhaqato ayaa sanadihii danbe sameeyey horumaro dhinaca walbo sida caafimaadka , Waxbarashad iyo adeegyada kale ee bulshada.

waxaa soo jeedinaya : – cabdiweli Axmed.