Ganacsatada Jowhar ku Iibiya dalagga Sisiinta oo ka warbixiyay sida ay noloshooda uga mareyaan.

0
90

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Jowhar caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeele ee iibisa dalagga sisiinta ayaa waxa ay ka warbixiyeen sida ay noloshooda uga mareyaan ganacsiga sisiinta.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.