Maamulka Gobolka Banaadir oo kormeeray goobaha biyo fariisadka Muqdisho.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku-simaha Duqa Magaalada Muqdisho ahna Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed, ayaa kormeeray waraha iyo Biyo qabadyada Magaalada Muqdisho si loogu diyaar garoobo roobabka guga ee la filayo in uu da’o.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.