Xiriirka Kubadda Cagta Hirshabeelle oo Jowhar ku Soo Gaba-gabeyay Tartanka Ramadaan Cub.

0
69

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiriirka Kubadda Cagta Hirshabeelle ayaa Garoonka xaseey kumaari ee Magaalada Jowhar kusoo gabagabeesay Tartan Kubadda Cagta oo lagu maamusayo Bisha Barakeeysan ee Ramadaan.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.