Hirshabeelle Oo laga Codsaday in ay dayactiran Goobaha uu ka jilacsan yahay Wabiga.

0
86

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gobolada dalka soomaaliya waxaa ka curtay roobka gu’ga iyadoo ay jiraa walaac laga qabobo in haddi uu yimaado biyaha wabiga shabeelle iyo roobka gu’ga ay saameyn ku yeelan karaan bulshada soomaaliyeed.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.