Goobaha waxbarashadda Hiiraan oo fursado shaqo unoqday dhalinyarada Baladweyne.

0
94

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Goobaha Waxbarashada magaalada Baladweyne ayaa waxa ay hal abuur shaqo u noqdeen dhallinayaro badan kuwaasi oo kasoo baxay Jaamacadaha ku yaala Dalka.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.