Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda.

0
88

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Guud ahaan dunida muslimiinta waxaa looga daabal dagaya munaasabadda ciidul fitriga waxaana hamblyo kala duwan udiray shacabka qaar ka mid ah masuulyiin katirsan dowladda soomaaliya.

wasiirka gaashandhiga xukuummada faderaalka soomaaliya iyo taliyaha ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed ayaa si wadajir waxa ay hambalyo udireen guud ahaan shacabka soomaaliyeed iyo ciidamada qalabka sida.

dhinaca kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabaysa ka jeediyey qasriga Madaxtooyadda ayaa ugu horayn ugu hambalyeey munaasabada Eidka Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Shucuubta Islaamka.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.