Hay’adda Sodma oo ka digtay daadad iyo fatahaad ka dhasha roobka gu’ga.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed, ayaa markale maanta ku celisay in Roobka gu’ga ee ka curtay dalka sida saadaasha sheegeyso uu wato daadad iyo fatahaado, dhankeeda ay wado dedaallo arintaas looga gaashaamanayo, iyada oo xustay in daadadkan iyo fatahaadahan laga cabsi qabo in ay sameen ku yeshaan dad gaaraya 800,000 kun oo qof.

Waxaa SooJeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.