Maamulka SSC-Khaatumo Oo Lagu wareejiyay Gaari Qalabeysan oo Naaca Gargaarka Deg dega ah

0
56

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Cali Xaaji Haji Aden ayaa Gaari qalabeysan oo naaca gargaarka deg dega ah (ambulance) ku wareejiyey Xildhibaan Farxiya Yuusuf Cumar Faahiye oo ka wakiil ah Isbitaalka Casuura ee deegaanka Yagoori ee Maamulka SSC-Khaatumo.

Waxaa SooJeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.