Carruur Qaba Baahiyaha Gaarka Ah oo Magaalada Kismaayo loogu qeybiyay dhar ay ku Ciidaan.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – ku dhawaad Sodon qof oo ah Dadka la nool Xanuunka autism ee Degmada Kismaayo ayaa autism Soomaali Jubbaland waxa ay ciidsiisay Dadkaasi waxana ka soo qeyb galay Guddoomiye ku xigeenada Degmada Kismaayo iyo Guddoomiyaha dalada Ururka naafada Jubbaland.

Waxaa SooJeedinaya :- Cabdiwali Tima Cadde.