Deeq lacageed oo loo qeybiyay Carruur ku nool Magaalada Balanbale.

0
67

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Mu’asasada Al-raxma oo ka shaneeyso dad mux siniin ah ayaa ku dhawaad 40 qoys oo isugu jiray Agoon iyo danyar lacag ciidsiin ah ugu qaybisay degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdiwali Tima Cadde.