Hirshabeelle oo ku baaqday in loo gurmado Qoysas ka Soo Barakacay Deegaano Hoostaga Shabeellada dhexe.

0
58

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad labo bil waxaa barakac ah Dadka kusugan deeganada kala ah diinlaawe, iji iyo sabca jasiira oo hoostaga degmada Mahadaay ee Gobalka shabelaha dhexe kuwaas oo ka soo Barakacay dagaal beleed ka dhacay deegaanadooda.

waxa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.