Diyaar garoowga Ciidda oo laga dareemayo Suuqyada Baydhabo.

0
90

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Laga soo bilaabo bartamahii bishani Ramadaan ilaa hadda oo aan mareysno Maalmihii ugu Dambeeyay ayaa waxaa dhaq dhaqaaq ganacsi oo Xoogaan laga dareemayaa Suuqyada magaalada baydhabo ee Xarunta gobolka baay gaar ahaan goobaha lagu iibiyo dharka mac macaanada iyo qalabka ay Carruurta ku Cayaaraan Maalmaha Ciida.

waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here