Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho Rasmi ah ku tegay Sucuudiga

0
111

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Dalka Sucuudiga Mudane Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jida.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here