Qoysas ka barakacay deegaan ka tirsan Mahadaay oo lagu baaqay in loo gurmado.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Iyadoo dhawaan laga barakacay tuulada Iji oo hoostagta degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeella dhexe musiibadii ka dhacday awgeed ayaa hatan waxaa dadaal badan muujinayo guddigii loo doortay in ay uqidmeyaan.

Waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here