Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhaqaatiirta magaalada jowhar ayaa bushada uga digay inaay qaataan dawooyin uusan dhaqtar usoo qorin taasi oo keeni karto caafimaad daro waxaana jirta qaar kamid ah bulshada inaay iska tagaan goobo ganacsi oo dawooyinka ay kasoo iibsadaan.
Waxaa soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.