Mashruuc Ku saabsan Nabadaynta iyo Xasilinta Oo Laga dahfuray Magaalada Baydhabo.

0
108

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Mashruucaan Kusaabsan Nabadaynta iyo Xasilinta Digniinaha Qatarta iyo Wacyigelintooda yaa Waxaa Kasoo qeyb galay Mas’uuliyiin katirsan Dowlada KGS Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Xildhibaan Mas’uuliyiin Kakala Socotay Wasaaradaha Amniga, Arimaha Gudaha iyo Haweenka KG iyagoo halkaasi ku biiriyey aragtidooda ku saabsan Mashruucan iyo Muhiimada uu Bulshada u leeyahay.

Waxaa Soojeedineysa:- Maryama Sheikh Cabdi .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here