Tababar sare loogu qaadayo xirfadda Suxufiyiinta Radio Isnaay oo Jowhar ka furmay.

0
122

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo loo qabtay suxufiyiinta Radio Isnaay ee Magaalada Jowhar ayaa socon doona muddo afar maalin ah waxaana lagu baran doona habka ay tahay in ay isugu xirmaan Raadiyaha iyo bulshada deegaanka.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here