Bulshada Jowhar Oo soo dhaweeyay Ansixinta Afarta Cutub Ee Dastuurka Dalka.

0
84

Jowhar (Isnaay Radio) – Xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka dowlada Soomaaliya ayaa ansixiyay afarta cutub ee ugu horeysa dastuurka dalka taasi oo ay soo dhaweeyeen dhamaan bulshada soomalaiyed.

Qaar kamid ah shacabka ku nool Magaalada Jowhar ayaa soo dhaweeyay ansixinta qeyb ka mid ah dastuurka dalka kuwaasi oo xildhibaanada ka Codsaday in ay dhameystiraan dastuurka .

Waxaa Soojeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here