Jowhar (Isnaay Radio)- Mamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo uu horkacaayo Gudoomiye ku-xigeenka Arimaha Bulshada ee degmada Najiib Bare Salaad ayaa deeq raashin ah gaarsiiyey dadka ah ee ku nool xafada Calanley magaalada Kismaayo, Kuwaasi oo ad ugu bahna rashinkan lagarsiyay .
Waxaa Soojeedineysa:- Maryama Sheikh Cabdi.