Hay’addaha ka Howgala Gobolka Baay Oo Laga Dalbaday In Ay Caawiyaan Barakacyaasha.

0
72

Jowhar (Isnaay Radio)- Waxaa jira Bulsho badan oo Tabaaleysan kuwaas oo ku kala nool Gudaha Magaaloyinka iyo Kaamamka ay degan yihiin dadka Barakacayaasha ah iyagoo mararka qaar nolosha ku adkaata gaar ahaan Xiliyada Ramadaanka ay u baahan yihin in La afuriyo.

Waxaa Soojeedinay:- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here